Araweelo_News_Network
Hargeysa (ANN)-Maamulaha Shirkaddaha Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale (Dahabshiil) ayaa kulan booqasho ah ugu tegey Madaxwaynihii hore ee Somaliland ee lagaga guulaystay doorashadii 13 Nov 2024, Muuse Biixi Cabdi.
Kulanka ayaa ka dhacay Beerta uu deganyahay Madaxweynihii hore ee ku taal Waqooyiga Magaalada Hargeysa.
Muuqaalkan ayaa lagu sheegay waxyaabah kulanka ay kaga wada hadleen Maamulaha Guud ee Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Ducaale (Dahabshiil iyo Madaxweumihii hore.
Halkan ka Daawo Muuqaalka.