X

Liiska Rasmiga Ah Ee Murrashaxiinta Saddexda Xisbi Ee Doorashada Gollaha Wakiillada

Women registering at one of Somaliland's registration centers in long queues in the Togdheer region, 27 December 2020, Image .Araweelo News Network.

Araweelo News Network.

#Somaliland: #Guddida #Doorashooyinka ayaa shaacisay #Liisaska Magacyada tartamayaasha Doorashada Wakiillada ee #Gobollada Dalka

#Somaliland, Hargeysa (ANN)-Guddida #Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa shaaciyay liiska rasmiga ah ee murrashaxiinta saddexda xisbi qaran ee #KULMIYE, #WADDANI iyo #UCID, uga tartamaya doorashada gollaha wakiillada Somaliland 31 May 2021.

Liisaskaa oo ah kuwa rasmiga ah waxa lagu shaxeeyay lixda gobo lee dalka Awdal,Maroodijeex, Saaxil, Togdheer, Sanaag iyo Sool, waxaana murrashaxiinta laysku raaciyay gobol walba tartamayaasha saddexda xisbi u metelaya doorashada iyo calaamada ay leeyihiin ee astaamaha u noqonaya iyo sidoo kale xisbiga mid walba uu ka yahay murrashaxa.

Hase yeeshee tirooyinka murrashaxiinta ee ku tartamaya oo lagu sameeyay gobol walba saamiga loo qoondeeyay doorashadii Wakiillada ee 2005, ayaa lagu jaan gooyay, taas oo noqonay in tirada murrashaxiinta saddexda Xisbi ee gobolada dalku kala bataan, balse saddexda xisbi tiro isku mid ah ayaa uga tartamayay gobol walba, iyadoo laga doonayo in natiijada soo baxaan sida ay tirada kuraasta ee gobolka  looga tartamayo ugu kala guulaystaan.

 Liiska Murrashaxiinta gollaha wakiilllada ee Gobollada Somaliland oo dhamaystiran halkan ka akhriso.

 

Liiska murrashaxiinta gollaha wakiilada ee Maroodijeex saddexda xisbi qaran doorashada 2021, Araweelo News Network, 25 April 2021.

 

Liiska Murrashaxiinta gollaha wakiilllada ee Gobolka AWDAL, saddexda xisbi qaran doorashada 2021, Araweelo News Network. 25 April 2021.

 

AKHRI: Liiska Murrashaxiinta Gollayaasha Deegaanka Dalka Iyo Degmooyin Aan Ka Muuqan Doorashooyinka Somaliland Ee 2021

 

Liiska Murrashaxiinta gollaha wakiilllada ee Gobolka Saaxil saddexda xisbi qaran doorashada 2021, Araweelo News Network, 25 April 2021.

 

Liiska Murrashaxiinta gollaha wakiilllada ee Gobolka Togdheer saddexda xisbi qaran doorashada 2021, Araweelo News Network, 25 April 2021.

 

Liiska Murrashaxiinta gollaha wakiilllada ee Gobolka Sool, saddexda xisbi qaran doorashada 2021, Araweelo News Network. 25 April 2021. 

Liiska Murrashaxiinta gollaha wakiilllada ee Gobolka Sanaag saddexda xisbi qaran doorashada 2021, Araweelo News Network, 25 April 2021.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post