X

Liiska Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Cusub Ee Madaxwey.ne Cabdiraxmaan Cirro

#Araweelo_News_Network

Hargeysa (ANN)- Liiska Xukuumadda Cusub ee Nadaxweynaha ku guulaystay doorashadii 13 Nov 2024, Cabdirazmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa la Shaaciyay maanta Sabti 14 December’ 2024

Liiska Xukuunadda cusub waxa si rasmi ah u Shaaciyay Afhayeenka cusub ee loo magcaabay Madaxtooyadda Somaliland Xuseen Aadan Dayr oo hore usoo qabtay iyo weliba wasiir xukuunaddii Kulmiye ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo.

Muuqaalkan ka Daawo Xubnaha gollaha wasiiradda cusub.

 

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post