X

Laascaanood Taariikh Noocee Ah Ayay Leedahay?

Araweelo News Network.

#Laascaanood Taariikh Nooce Ah Ayay Leedahay?

Magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ee Somaliland, waxay leedahay taariikh iyo waayo ku taxan qarniyo hore iyo xilliyadii danbe,

Sidoo kale, waxay ku taal deegaan caan ku ah dagaalo iyo collaado, waxayna dagaaladaa iyo magacyada goobahaasi ka mid yihiin goobo la falgalay taariikhda aduunka oo lagu xuso.

Haddii su’aash ah, Laascaanood waa magaalo neecee ah iyo taariikh noocee ah ayay leedahay oo ay taasi ahayd mid maankaaga xagganaysay, ama ka guuxaysay laabtaada waxaad muuqaalkan hoose ka fahmi kartaa wax baddan oo la xidhiidha Taariikhda Magaaladda Laascaanood iyo waayeheeda.

Sidoo kale, warbixinta muuqaalkan, waxa meelaha ah ee deegaanka Laascaanood ka mid ah, Boholaha Xargaga ee Sheekooyinka Dheg-dheer (Dad Qalatadii), waxyaabahaa iyo goobo kale oo taariikhi ah, ayaad ka arkaysaa muuqaalka warbxiintan hoose.

Published by Araweelo News Network.

Fadlan la wadaag saaxiibadaa oo warbxinaha iyo wararka ay soo gudbiyaan shebekaddaha Araweelo News Network.

Follow us Twitter@Araweelonews Facebook@AraweeloNews instagram@araweelonews By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. info@araweelonews.com.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post