X

Laascaanood: Garaad Jaamac Oo Lagu Soo Dhoweeyay Calanka Soomaaliya Iyo Hadalka Uu Jeediyay Ee Shirka

Garaad Jaamac Garaad Cali, Image Araweelo News Network. 23 Jan 2023.

#Araweelo_News _Network

Laascaanood(ANN)-Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka mid ah Madax-dhaqameedka gobolka Sool, ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Garaad Jaamac, oo Bulshada Laascaanood kala kulmay soo dhowayntii ugu ballaadhnayd tan iyo markii loo doortay garaadka 2006, waxa soo dhowayntiisa ka qaybgalay Garaado madax-dhaqameed iyo qaybaha kale ee Bulshada, waxayna ahayd markii ugu horaysay ee Calanka Soomaaliya bulsho  intaa leeg kusoo dhoweeyaan madax-dhaqameed wixii ka danbeeyay burburkii dawladdii dhexe ee Soomaaliya 1991.

Khudbada uu ka jeediyay Magaalada Laascaanoo, ayuu ku sheegay in go’aamada kasoo baxaya shirka uga furmaya halkaa, isagoo yidhi, “Go’aamada kasoo baxaya shirka Laascaanood, Nin raggi wuu garanayaa nacasna loo sheegimaayo”

Halkan Ka Daawo Khudbada Garaadka

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews /

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

info@araweelonews.com

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post