#Araweelo_News _Network
Laascaanood(ANN)-Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka mid ah Madax-dhaqameedka gobolka Sool, ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Garaad Jaamac, oo Bulshada Laascaanood kala kulmay soo dhowayntii ugu ballaadhnayd tan iyo markii loo doortay garaadka 2006, waxa soo dhowayntiisa ka qaybgalay Garaado madax-dhaqameed iyo qaybaha kale ee Bulshada, waxayna ahayd markii ugu horaysay ee Calanka Soomaaliya bulsho intaa leeg kusoo dhoweeyaan madax-dhaqameed wixii ka danbeeyay burburkii dawladdii dhexe ee Soomaaliya 1991.
Khudbada uu ka jeediyay Magaalada Laascaanoo, ayuu ku sheegay in go’aamada kasoo baxaya shirka uga furmaya halkaa, isagoo yidhi, “Go’aamada kasoo baxaya shirka Laascaanood, Nin raggi wuu garanayaa nacasna loo sheegimaayo”
Halkan Ka Daawo Khudbada Garaadka
Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.
Published by Araweelo News Network.
Follow us on Twitter@Araweelonews
Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews
Follow us on /instagram@araweelonews
Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews
Follow us on /araweelonews.tumblr.com
SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv
By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.
www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/
info@araweelonews.com