X
    Categories: Warar

KULMIYE Oo Meesha Ka Saaray Inuu Burburay Wadahadal U Dhexeeyay Garabka Xisbiga UCID Ee Jamaal Cali Xuseen

Araweelo News Network

Hargeysa(ANN) Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee Xisbiga KULMIYE, Muj Maxamed Kaahin Axmed, ayaa hadlay wadahadal u dhexeeyay garabka uu Hoggaamiyo jamaal Cali Xuseen ee xisbiga UCID, kadib markii Xisbiga UCID ku kala qaybsamay aragtiga hogaaminta mustaqbalka ee Xisbigaa.

Gudoomiye Ku xigeenka Koowaad ee Xisbiga KUlmiye, wuxuu meesha ka saaray in ay hakad galeen wadahadalka u socday Xisbiga KULMIYE iyo garabka Xisbiga UCID ee Jamaal Cali Xuseen.

Halkan ka daawo.

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post