X
    Categories: Warar

KULMIYE Iyo Xukuumaddiisa Oo Dhoollatus Mucaaradka Loogu Quus-goynayo Isugu Habar Wacday Daawo Muuqaalka Dadka Xusuusiyay Maalmihii Saarka Ee Xilligii Mucaaradka

Hargeysa(ANN)Xisbiga Muxaafadka ah ee Kulmiye iyo xukuumaddiisa, ayaa sameeyay dhoollatus balaadhan oo loogu quus-goynayo mucaaradka oo maalmihii u danbeeyay dhawaaqyo hanjabaad ahi kasoo yeedhayeen.
Munaasabad Xisbiga Kulmiye oo ahayd mid balaadhan oo muuqaalkeedu dadka xusuusiyay maalmihii saarka Kulmiye dadka wada saaqay ee dhawr sanadood ka hor xilligii uu xisbiga hoggaaminayay Madaxweyne Siilaanyo ee doorashooyinka dib u dhacayeen.

 

 

 
Muuqaalka astaanta xisbiga, ayaa hadhaysay munaasibaddaa oo maanta lagu qabtay Magaalada Hargaysa, waxaana ka qayb galay Madaxweyne ku xigeenka JSL, Cabdiraxmaan Saylici, Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye, Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiye ku xigeenka Koowaad Maxamed Kaahin Axmed, Marwada Madaxweynaha, Xildhibaano, Xubno ka tirsan Xukuumadda, Xisbiyahano iyo boqolaal taageerayaal ah sheegay inay diyaar u yihiin doorasho ay ku tartamaan xili kasta oo ay gudiga doorashooyinku go’aamiyaan.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Munaasibaddaa iyo weedhihii laga jeediyay Riix .

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380
Related Post