Ireland(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxmaed Maxmauud (Silaanyo) iyo waftigii uu hoggaaminaayay ayaa kulan ballaadhan la qaatay Jaaliyada Somaliland eek u dhaqan Wadanka Ireland.
Madaxweynaha iyo Waftigiisa oo booqasho ku jooga dalka Ireland, waxay munaasibad ballaadhan la qaateen bulsho weynta Somaliland ee ku dhaqan dalka Jamhuuriyadda Ireland.
Jaaliyada ku dhaqan dalka Ireland oo laga dheehanaayay jeelka Wadaniyadeed ee ay u qabaan Madaxda Somaliland la kulan keeda, waxaa kulan kaas ka soo qayb galay Dadweyne tiro badan oo isugu jira Waxgarad, Haween iyo dhalinyaraba.” ayaa lagu yidhi qoraal warbaahinta loo qaybiyay oo la xidhiidha kulanka Madaxweynaha iyo jahliyadda Ireland ee Somaliland.
Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews
WhatsApp + 252 63442 5380
Send an SMS or MMS to + 252 63442 5380