X
    Categories: Warar

Kulan Dhexmaray Wasiiradda Arrimaha Dibadda Somalia Iyo Imaraadka Carabta Iyo Waxyaabaha Lagaga Hadlay

Dubai(ANN)Wasiirka Arrimaha Dibadda & Dhiirigelinta Maalgashiga Somalia Dr. Abdusalam Omer Hadliye ayaa maanta kulan la qaatay dhigiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Iskutagga Imaaraadka Carabta H.H. Sheikh Abdullah bin Zayed al Nahyan, waxaana goobjoog ahaa Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Imaaraadka Carabta Mudane Cabdulqaadir Sheikhey Al-Hatimi.
Labada wasiir ayaa ka wada hadlay xoojinta cilaaqaadka labada dal, isla markaasna ay sheegeen in labada dal uu cilaaqaad wallaaltinimo ah oo fog oo taariikh leh uu ka dhaxeeyo, iyadoo dawlada Imaraadku balanqaaday inay wax baddan la qabanayso dawlada Somalia.
Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380
Related Post