X
    Categories: Warar

Kulan Dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo Iyo Safiirka Dalka Japan U Fadhiya Kenya Oo Booqasho Ku Yimi Somaliland

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay maanta Safiir ku xigeenka Japan u fadhiya Kenya Deputy Ambassador Mikio Mori, oo dalka boqasho ku yimid.

Madaxweyne Siilaanyo oo ay kulankaa ku weheliyeen Madaxweyne ku xigeenka iyo Xubno wasiiradiisa ah, wuxuu uga xog waramay Safiirka Japan iyo wefdigiisa Somaliland iyo marxaladihii ay soo martay, isagoo dhinaca kalena Warbixin dheer ka siiyey xaalada guud ee dalka iyo horumarka ay Somaliland ku talaabsatay 23 kii sanno ee ay jirtay.
Madaxweyne Siilaanyo, wuxuu weftiga ku dhiirigeliyey inay xidhiidh ganacsi iyo mid dawladeedba la sameeyaan Somaliland.

 

 

 

 

Halkan Ka Dhegeyso Codka

 

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380
Related Post