X
    Categories: Warar

Kooxda Xidigaha Geeska Oo Xabsiga Laga Siidaayay Iyo Wasiirka Warfaafinta Oo Ka Hadlay

Hargeysa(ANN)Àfar Fannaan oo ka mid ah Kooxda Xidigaha Geeska, ayaa xoriyadoodii dib u helay, kadib markii muddo Afar maalmood ah ku xidhnaayeen xabsiga magaalada Hargesa, kuwaas oo shalay lasoo taagay maxkamadda gobolka Hargesa, isla markaana rumaan todoba maalmod ah ay amàrtay maxkamaddu u jartay.

Hase yeeshee Afarta Fannaan ayaa maanta laga soo daayay xabsiga. Sida uu warbaahinta u xaqiijiyay Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacigelinta Cabdullaahi Màxamed Daahir Cukuse oo ah Afhayeenka Xukumadda Somaliland.

Wasiirka Warfaafintu wuxuu sheegay in xukuunaddu sii dasay Afartaa Fannaan oo sida uu sheegay khalad ka galay nidaamka iyo qaranimada Somalilandf mudadii ay magaalada Muqdisho ku sugnaàyeen, balse waxa uu shegay inay u arkeen Caruur khaldantay, isagoo dhinaca kalena xusay inay dadka arrintan ka hadlayay ee xukumadda Somaliland ku dhaleecaynàyay 70% ahaayren dad aan Somaliland ahayn oo siyaasad ka dhiganayay.

Afarta Fannaan ee xidigaha geeska oo mudo afar maalmood ah xidhnaa, isa markaana maanta xoriyadooda db u helay, ayaa kala ah Xamdda Kuwiin, Maxamed Axmedf Bakaal, Nimcaan Hillaac iyo Cabdiraxmaan Axmed jaamacadii (Cabdiraxmaan Oday.)

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

WhatsApp + 252 63 442 5380
Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post