X
    Categories: Warar

Koox Hubaysan Oo La Wareegay Jaamacada Garisa Ee Kenya

nairobi(ANN)wararka ka imanaya dalka Kenya, ayaa sheegaya in Koox hubaysan saaka waaberigii la wareegtay Jaamacadda Gaarisa ee gobolka Soomaalidu degto.     Gabadh Boolis ayaa u sheegay wakaalada wararka Reuters inay maqlayèen rasàasta, waxayna xaqijisay inay ugu yaraan dhinteen labs ka mid ah ilaalada jàamacadda.                                                                            ciiddamada amaanka’ ayàa la tacàalaya, waxaana wararka hordhaca ah shèegayàan in ugu yaràan 2 of too waardiyeyaal ah ay ku dhinteen in ku dhow 3 kalena  ku dhaawacmeen. Wixii kasoo kordha Kala soco Araweelonews.com

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380
Related Post