Araweelo News Network.
#Somaliland: Khudabada Madaxweynaha Oo Dhamaystiran
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi ayaa maanta hor yimi labada Golle Baarlamaan ee Guurtida iyo Wakiillada.
Madaxweyne Biixi, wuxuu jeediyay khudbad sannadeedii dastuuriga ahayd ee 2021, taas oo uu kaga hadlay arrimo badan oo la xidhiidha dhaqaalaha, siyaasada, arrimaha doorashooyinka, adeegyada Bulshada iyo mawduucyo kale.
Khudbada Madaxweynaha Halkan Ka Dhegeyso.