X
    Categories: Warar

Jawaabaha Madaxweyne Siilaanyo Ka Bixiyay Dhacdooyinkii U Danbeeyay

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa ka hadlay Mooshinka Baarlamaanku doonayeen in ay xilka kaga xayuubiyaan Guddoomiyaha Wakiiladda, isla markaana ah Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Cabdiraxmaan Cirro. sidoo wuxuu Madaxweyne Siilaanyo ka hadlay Mudaharaadyo ka dhacay Burco iyo Ceergaabo oo sababay dhiamshada hal qof oo haweenay ah iyo Afar qof oo dhaawac ah.

waxa kale oo Madaxweyne Siilaanyo ka jawaabay eedaha loo jeediyay ee Xisbiga WADDANI, ku sheegeen in xukuumaddu ka danbayso mooshinka shalay guurtidu ku guntatay iyo xildhibaanada xabsiga loo taxaabay.

Araweelo News Network
Somaliland Office
ifo@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com

Halkan ka Daawo

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post