Araweelo News Network

Ilama 7 Jir Ah Oo Haraad Ugu Dhintay Deegaamada Ceelafweyn

Muuqaalada naxdinta leh ee muujinaya xaalada bariga Somaliland

Muuqaalada naxdinta leh ee muujinaya xaalada bariga Somaliland

Ceelafweyn(ANN)Dhimashada Hal Ruux Wiil yar oo 7 jir ah oo Haraad u geeriyooday iyo Boqolaal Qoys oo Xoolihii Markii ay ka Dhamaadeen Nafta Kula Soo Eertay Goobaha Ceelashu Ka Dhow yihiin, ayaa laga soo sheegayaa deegaamada bariga.

DAAWO Xaalada Murugada Leh ee Abaarta Ka Jirta Deegaanka Huluul Fadhigaab , Gumbur Dhooble iyo Goradhigo oo Meel Xun maraysa.