Araweelo News Network

cirrolast

Hargeysa(ANN)-Hoggaamiyayaasha labada Xisbi Mucaarad ee Somaliland WADDANI iyo UCID, ayaa ka hadlay kulan sadexda Xisbi Qaran ka yeesheen xaalada dalka, waxayna Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro iyo Eng. Faysal Cali Waraabe ka hadleen arrimaha lagaga hadlay kulankaa iyo natiijada kasoo baxday.

Halkan ka Daawo Labada Hoggaamiye ee WADDANI iyo UCID oo warbaahinta la hadlay markii ay kasoo baxeen kulankaa oo ahaa mid albaabada loo xidhay.

https://youtu.be/-cvfquNAA60

https://youtu.be/SSPp3MMklK0