X
    Categories: Warar

Heshiiska Laga Gaadhay Muranka Doorashooyinka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiyaha WADDANI, Cabdieaxmaan Cirro, iyo Guddoomiyaha UCID, Faysal Cali Waraabe, 27 Feb 2020, Araweelo News Network

Madaxweynaha iyo Hoggaamiyaasha Xisbiyada Muraadka Oo Wada jir u saxeexay Heshiiska

Hargeysa(ANN)–Heshiis loo dhanyahay ayaa maanta lagu gaadhay Madaxtooyadda Somaliland, kadib kulan saacado socday oo ay wada yeesheen Madaxweynaha Qaranka Somaliland. labada guddoomiye Xisbi Mucaarad iyo Dublamaasiyiin ka socday danneeyayaasha doorashooyinka iyo geedi-socodka dumuqraadiyada Somaliland.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo hoggaanka xisbiyada mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI, ayaa heshiiska rasmi ah ee ay ka gaadheen murankii iyo khilaafkii ragaadiyay qabsoomida doorashooyinka.

Heshiiska ay madaxweynaha qaranka Jamhuuriyadda Somaliland iyo hoggaanka Axsaabta mucaaridka ahi kala saxeexdeen, ayaa u dhignaa sidan:

Madaxweynaha Somaliland, Hoggaamiyaaysha Xisbiyada Mucaaradka, Hoggaanka Xisbul xaakimka iyo ka qaybgalayaasha Heshiiska Komishanka doorashooyinka 27 Feb 2020. Araweelo News Network.
admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post