X
    Categories: Warar

Haweenayda Tafatiraha BBC-da Ee Afrika Mary Herbal Oo Murugo Ka Muujisay Geeridii Marxuum Cawke Booqasho Ay Ku Timi Somaliland

Hargeysa(ANN)Haweenayda Tafatiraha BBC-da Ee Afrika Mary Herbal, ayaa Booqasho ku Timi Somaliland, isla markaana maanta Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigalinta Jamhuuriyadda Somaliland kulan kula qaadatay Masuuliyiin Wasaaradda Warfaafinta.

Mary Herbal oo ah, haweenay suxufiyad caan ah oo u dhalatay dalka Britain, isla makaana jecel Somaliland, waxay ujeedada booqashadeedu la xidhiidhay dhanbaal Tacsi ah oo ay u dirtay Ehelkii Iyo Qoyskii Uu Ka Baxay suxufigii caanka ahaa ee Marxuum Axmed Xasan CAWKE oo todobaadkii hore ku geeriyooday dalka Ethiopia, isla markaana lagu aasay Magaalada Wajaale ee galbeedka Somaliland oo kulaalay xadka Somaliland iyo Ethiopia.
Kulanka Mary Herbal la yeelatay masuuliyiinta wasaaradda Warfaafinta Somaliland halkan ka Daawo.

Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

WhatsApp + 252 63 442 5380
Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post