Wasiirka Arrimaha Dibadda Faransiiska, ayaa xaqiijiyay afduubka haweenaydaa oo aan la ogayn meel la geeyay, waxaana soo baxay warar sheegaya in dareewalkii u waday gaadhiga ku kacay afduubkaa, balse warar kale ayaa sheega qof hubaysan ka kaxaystay saaka badhtamaha magaalada Sanca.
Lama garanayo ujeedada loo afduubay haweenaydaa, iyadoo afduubka haweenaydaa uu kusoo beegmay qalalaasaha ka taagan dalka Yemen ee dhinaca siyaasada.
News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews