X
    Categories: Warar

Hargeysa: Muwaadin Khariiradda Somaliland Qaab Farshaxan Ah Ugu Xardhay Maqaarka Xoollaha Oo Xabsi Ku Mutaystay

Cabdixakiim Maxamed (Dul-qarnayn), muwaadinka khariiradda Somaliland ka sameeyay maqaarka Xoollaha. September 15th, 2020, Araweelo News Network.

Araweelo News Network

 

Hargeysa(ANN)-Muwaadin Farshaxan ah oo Maqaarka Xoollaha ka sameeyay Khariiradda Somaliland, isla markaana ku xardhay Tawxiidkam, ayaa xabsiga loo taxaabay, kaddib markii Ciidmada amaanku qabteen, isagoo sita khariiradda uu sameeyay.

Muwaadinka xorriyadiisa ku waayay khariiradda Somaliland ee uu hindisay oo magaciisu yahay Cabdixakiim Maxamed (Dul-qarnayn), isla markaana degan Magaalada Hargeysa, ayaa Talefishanka Bulsho uga waramay xadhigiisa iyo sababta uu ku mutaystay ee uu xorriyadiisa ku waayay.

Halkan Ka Daawo isagoo ka waramaya qaabkii loo xidhay.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post