X
    Categories: Warar

Halkay Ku Danbeeyeen Heshiisyadii Beenta Ahaa Ee Lagu Boobayay Khayraadka Dalk

Hargeysa(ANN)Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa marar badan ku celcelisay in lasoo saarayo shidàal isla markaana ay heshiisyo la gashay shurkado caalami ah sida uu Marat baddan warbaahinta maxaliga ah iyo ta caalamkaba u sheegay Wasiirka Macdanta iyo Batroolka Somaliland.

Balse arrimaa ayaa noqday kuwo aan waxba ka jirin oo la doonayay oo keliya in qaab kale too lagu boobayo khayraadka loga fàa,idaysto.

Haddaba mawaadiic la xidhiidha arrimahaa iyo halka any ku danbeeyeen kala soco saacadaha soo soda shebekadda Araweelo News Network

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post