X
    Categories: Warar

“Haddii Sababo Cad Dib ugu Dhacaan Doorashooyinka Somaliland, Ma Arko Sabab Wadamadda Yurub uga muujiyaan Diidmo..” Mr. Charles Tannock

Araweelo News Network

“Wada xaajoodka Hargeysa iyo Muqdisho waa fursadii u dambaysay ee midnimo dhexmarta, ka hor intaan aqoonsiga loo dhaqaaqin..”

Brussels-(ANN) Mr. Charles Tannock, ayaa shaaca ka qaaday in dhamaan nidaamada Dimoqraadigu aqbalaan dib u dhiga doorashooyin-ka, wakhtiyada masiibooyinka dabiiciga, hadii sababo cad dib u dhigaan doorashooyinka Somaliland, ma arko sabab wadamadda Yurub uga muujiyaan diidmo.

Mr. Tannock oo ka tirsan xildhibaanada Baarlamaanka Yurub, si weyna ugu ololeeya qadiyada madaxbanaanida ayaa sheegay in xisbiyada kala duwan ee xildhibaanada taageera Somaliland way ka haystaan taageero xisbiyada kala duwan, keliya su’aashu waa intee!

Halkan Riix waxbixintaa oo dhamaystiran

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post