X
    Categories: Warar

Guurtida Oo Muddada U Kordhiyay Madaxtooyadda iyo Golaha Wakiiladda

Hargeysa(ANN)Golaha gurtida ayaa muddada u kordhiyay xukumadda iyo golaha wakiiladda, waxaana go,San any saaka soon saareen golaha guurtidu just sheegeen in muddo sannad iyo toban blood ah loo kordhiyay xiliga xukumadda Madaxweyne  Siilaanyo, iyadoo golaha wakiladana loo korfhiyay sanad I yo toban bilood taas  oo ka dhigaysa in mudada xilka Madaxtooyada ay ku eegtahay 27 April 2017, halkii ay ku ekayd mudadii hore ee Madaxweyne Siilaanyo la doortay 27 July 2015, waxayna mudda-kordhinta loo sameeyay Madaxtooyadda iyo Golaha Wakiilada ka dhigaysaa in doorashooyinka madaxtooyadda I yo golaha wakiiladu mar ka wada dhacaan dalka marka la gaadho 2017, ka hor inta aanay dhamaan mudada loo kordhiyay.

 

Dhibaca kale xisbiga mucaaradka ee WADDANI, ayaa saaka la filayay inuu mudahaaadyo Laguna diidanyahay muddo-kordhinta ka sameeyo, balse waxa hor istaagay ciidamada booliska oo wadooyinka xidhay.

Booliska, ayaa xabsiga dhigay tirooyin dhawr Derzin oo doonayay inay sameeyaan Mudaharaad lagag soo horjeedo muda-kordhinta, iyadoo Saraakiisha Xisbiga WADDANI, ku eedeeyeen xukuumadda in xarumaha Xafiisyada Xisbiga qaarkood awood loo adeegsaday oo Boolisku xoog kula wareegay mudadii ay socotay mudda-kordhinta.
https://araweelonews.com/archi/

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews.

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380
Related Post