X
    Categories: Warar

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Magcaabay Masuuliyiin Cusub Kuwo Kalena Isku Shaandhayn Ku Sameeyay

Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa magcaabay masuuliyiin cusub, isla markaana isku shaandhayn ku sameeyay qaar ka mid ah Xoghaya-yaasha Xisbiga.

Sidaana waxa lagu sheegay qoraal saxaadeed ku taariikhaysan 28,Jan20 17, qoraalka, ayaa u dhignaa sidan:-
“War-Saxaafadeed Xisbiga UCID (Isku shaan-dhayn qaar ka tirsan Xoghaya-yaasha Xisbiga UCID Gudomiyaha Xisbiga UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Waxaa uu Masuuliyiin Cusub u Magacaabay Xilal Isla markaana Waxaa uu Isku Shaan-dhayn ku Sameeyey Qaar ka Mid ah Xoghaya-yaasha. 1-Marwo Saynab Xaaji Gaydh Xoghayha Waxbarashada 2-Cabiraxmaan Axmed Cali Xoghayaha Arimaha Gudaha 3-Maxamed Axmed Muuse Xoghayha Arimaha Bulsahada,4-Cabdicasiis Xaaji Xuseen Cumar Xaashi Xoghayaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.5-DrSulub Ismacil Xasan Xoghayaha Cafimaadka6Maxamed Jaamac Xaashi Kodbuur Wakiilka Xisbiga Ucid ee ururka Socialist international (SI)iyo Midowga Yurub(EU)7-Abwaan Maxamed Awcali Cartan Lataliyaha Gudoomiyaha ee Arimaha Sugaanta iyo Dalxiiska.fadeed Xisbiga UCID (Isku shaan-dhayn qaar ka tirsan Xoghaya-yaasha Xisbiga UCID Gudomiyaha Xisbiga UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Waxaa uu Masuuliyiin Cusub u Magacaabay Xilal Isla markaana Waxaa uu Isku Shaan-dhayn ku Sameeyey Qaar ka Mid ah Xoghaya-yaasha. 1-Marwo Saynab Xaaji Gaydh Xoghayha Waxbarashada 2-Cabiraxmaan Axmed Cali Xoghayaha Arimaha Gudaha 3-Maxamed Axmed Muuse Xoghayha Arimaha Bulsahada,4-Cabdicasiis Xaaji Xuseen Cumar Xaashi Xoghayaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.5-DrSulub Ismacil Xasan Xoghayaha Cafimaadka6Maxamed Jaamac Xaashi Kodbuur Wakiilka Xisbiga Ucid ee ururka Socialist international (SI)iyo Midowga Yurub(EU)7-Abwaan Maxamed Awcali Cartan Lataliyaha Gudoomiyaha ee Arimaha Sugaanta iyo Dalxiiska.” Ayaa lagu yidhi qoraalka.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, a platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post