X
    Categories: Warar

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Wiil Uu Dhalay Oo Dagaalka Suuriya Lagu Dilay

Araweelo News Network

Eng. Faysal Cali Waraabe

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Somaliland, ayaa  ka hadkay Wiil uu dhalay oo lagu diley dagaalka dalka Suuriya.

Wiilkaa oo magaciisu ahaa Seyid Xuseen Faysal Cali Waraabe ayaa suuriya tegey sanadkii 2013-kii, ka dib markii la duufsaday oo warbixin khalad ah la siiyey sida uu aabihii sheegay.

Seyid Xuseen Faysal, ayaa ku dhashay, Isla markaana  ku noolaa wadanka Finland, waxaa la joogtey xaaskiisa oo Finland ka raacday iyo laba gabdhood oo ay dhashay oo iyagu halkaa la joogay, waxaana la sheegay in iyadu ay soo xaqiijisay in uu ku dhintay weerraro dhinaca cirka ah oo loo geystay goobta uu ku sugnaa.

 

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post