X
    Categories: Warar

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Magcaabay Guddida Ololaha Gobolka Sanaag Ee Xisbiga

Araweelo News Network

Guddomiyaha KULMIYE Muuse Biixi

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xusbiga KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi,  Isla markaana ah Murrashaxa Xisbiga, ayaa Magcaabay guddida Ololaha Gobolka Sanaag ee Xidbiga.

Qoraal kasoo baxay xafiiska Guddoomiyaha oo lagu shaaciyay magacyada xubnahaa, ayaa u dhignaa sidan:-

 

“Ujeeddo: Magacaabista Guddida Ololaha Gobolka Sanaag ee Xisbiga KULMIYE.

Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddiyadda Ololaha Gobolladu u leeyihiin habsami-u-socodka iyo hufnaanta maamulka ololaha doorashada ee Xisbiga KULMIYE, waxa loo magacaabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan Guddida Ololaha Gobolka Sanaag ee Xisbiga KULMIYE, laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay 14 October, 2017. Gobollada dhiman waxa la soo magacaabi doonaa dhawaan.

Gobolka Sanaag:

1. Ibraahim Carraale Cabdi -Guddoomiye

2. Cali Baashe Xaaji Maxamuud Shire –Guddoomiye Ku Xigeen

3. Yuusuf Xasan Faarax

4. Ibraahim Axmed Maxamuud

5. Maxamuud Raage Ibraahim

6. Ilhaan Maxamed Jaamac

7. Siciid Xusseen Axmed –

8. Maxamed Yuusuf Rooble

9. Maxamuud Saalax Cabdi

10. Maxamed Khaaliif Nuur

11. Siciid Maxamed Ismaaciil Khaliil

12. Mustafe Cumar Faarax

13. Maxamed Iidle Cabdulle

14. Maxamuud Axmed Saalax

15. Cabdirisaaq Maxamed Cali

16. Siciid Yaasiin Maxamed

17. Aamina Cali Yuusuf

18. Khadiija Maxamuud Yuusuf

19. Xaliimo Cumar Cali Dheere

20. Saynab Cali Shire

21. Dr. Maxamed Axmed Cabdi

22. Suleymaan Cawad Bukhaari

23. Khadar Cali Xasan

24. Kaltuun Khaliif Dubbe

25. Siciid Maxamed Cismaan

 

Fiiro – gaar ah: Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee Gobol kasta, waxa uu noqonayaa Xoghayaha Guddida Ololaha ee isla Gobolkaa.

ALLAA MAHAD LEH
Muuse Biixi Cabdi

 

 

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post