X
    Categories: Warar

Guddoomiyaha WADDANI Ee Murrashaxa Xisbigaa Iyo Wefdigiisa Oo Lagu Soo Dhoweeyay London: Daawo

Araweelo News Network


London(ANN)-Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro Iyo Wefdi Uu Hoggaaminayo, ayaa si balaadhan loogu soo dhoweeyay Dalka UK.

Guddoomiyaha WADDANI, ayaa Ka qaybgelaya Kulan caalamiya oo lagu qabanayo Aqalka Chatham House ee Loo yaraan the Royal Institute of International, kaasoo lagu faaqido Arrimaha xoriyarada siyaasada, Dhaqaalaha Iyo Ammaanka.

Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha WADDANI sida loogu Soo dhoweeyay London.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post