Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ku baaqay in dib loo dhigo Doorashada Madaxtooyadda Somaliland.
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal oo ka hadlay arrimaha doorashooyinka iyo Abaaraha ku habsaday dalka.
Halkan ka Daawo