Araweelo News Network

faysal UCID

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay mawqifka xisbigiisa ee arrimaha Doorashada iyo Abaarta, kaddib kulan ay saaka la yeesheen sadexda guddoomiye xisbi xubnaha Komishanka Doorashooyinka oo la doonayay in xal loogu raadiyo arrimahaa.

Eng. Faysal Cali Waraabe, wuxuu sheegay in lagama maarmaan ay tahay in mudada loo kordhiyo Xukuumadda maadaama ay xaalad adag oo Abaari jirto.

Halkan ka daawo Gudoomiyaha UCID oo saxaafada la hadlay kulankaa kaddib.

https://youtu.be/i7YM1rW_Dd0