X
    Categories: Warar

Guddoomiyaha KULMIYE Oo Magcaabay Guddida Ololaha Gobolka Saraar Ee Xisbiga

Araweelo News Network

Guddomiyaha KULMIYE Muuse Biixi

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha KULMIYE, Isla markaana ah Murrashaxa Xisbigaa Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta magcaabay xubnaha Ololaha kaanbaynka ee gobolka Saraar.

Qoraalka lagu magcabay guddida kaanbaynka ololaha ee Saraar oo uu ku saxeexnaa Guddoomiyaha KULMIYE, ayaa u qornaa sidan:-

“Ujeeddo: Magacaabista Guddida Ololaha Gobolka Saraar ee Xisbiga KULMIYE.

Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddiyadda Ololaha Gobolladu u leeyihiin habsami-u-socodka iyo hufnaanta maamulka ololaha doorashada ee Xisbiga KULMIYE, waxa loo magacaabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan Guddida Ololaha Gobolka Saraar ee Xisbiga KULMIYE, laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay 23 October, 2017.

1.
Gobolka Saraar:

1. Ibraahim Jaamac Haaruun -Guddoomiye
2. Faarax Cali Yuusuf –Guddoomiye Ku Xigeen
3. Axmed Caynab Xasan – Xoghaye
4. Maxamuud Xayir Ducaale
5. Axmed Maxamed Jaamac
6. Muuse Sahal Diiriye
7. Mustafe Xuseen Cali
8. Cabdicasiis Saleebaan Baashe
9. Cali Caarshe Cilleeye
10. Cabdi Yuusuf Xuseen
11. Cabdi Muuse Shire
12. Yaasiin Xasan Warsame
13. Khayre Cismaan Caalin
14. Caalin Cashuur Cawed
15. Aadan Cige Daahir
16. Maxamuud Cabdi Caarshe
17. Daahir Maxamuud Cabdi
18. Hinda Jaamac Xirsi
19. Axmed Cige Yare
20. Saleebaan Maxamed Faarax

ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biixi Cabdi

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post