X
    Categories: Warar

Guddoomiyaha KULMIYE Oo Magacaabay Guddida Ololaha Doorashada Ee Gobolka Gabiley U Qaabilsan Xisbiga

Araweelo News Network

Guddomiyaha KULMIYE Muuse Biixi

Hargeysa(ANN)- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Isla markaana ah murrashaxa Madaxweynaha ee xisbigaa Muj. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Magcaabay guddida Olahaha doorashada Madaxtooyadda ee u qaabilsan Gobolka Gebilay.

qoraalka magcaabista  Guddida Ololaha Gobolka Gabiley ee Xisbiga KULMIYE oo ku taariishaysan 8 Oct 2017′ ayaa u qornaa sidan:-

“Ku: Xubnaha Guddida Ololaha Ee Gobolka Gabiley​ ​ Hargeysa.

Og: Hogaanka Xisbiga KULMIYE​​ Hargeysa

Ujeeddo: Magacaabista Guddida Ololaha Gobolka Gabiley Xisbiga KULMIYE.

Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddiyadda Ololaha Gobolladu u leeyihiin habsami-u-socodka iyo hufnaanta maamulka ololaha doorashada ee Xisbiga KULMIYE, waxa loo magacaabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan Guddida Ololaha Gobolka Gabiley ee Xisbiga KULMIYE, laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay 8 October, 2017. Gobollada dhiman waxa la soo magacaabi doonaa dhawaan.

1.
Gobolka Gabiley:
1.
2. Dr. Cabdiweli Sh. Cabdillaahi Suufi – Guddoomiye
3. Kaamil Muuse Geedi – Guddoomiye Ku Xigeen
4. Axmed Maxamuud Shirwac
5. Mukhtaar Jibriil Muuse
6. Axmed Cali Dable
7. Maxamed Axmed Aw Cabdi Xabiib
8. Bedri Muuse Cumar
9. Khadar Baaruud Cumar
10. Cali Sh. Maxamed Cabdi
11. Xaliimo Mooge Cali
12. Axmed Muxumed Cumar
13. Cabdiwaasic Maxamed Yuusuf

14. Maxamed Axmed Geelle
15. Cabdi Cumar Diiriye
16. Cabdirisaaq Aw Muuse Xasan
17. Guuleed Cabdi Cabdillaahi
18. Isaxaaq Sh. Axmed Sh. Muxumed
19. Cabdi Daa’uud Cismaan
20. Saado Cabdi Kooshin
21. Sucaad Cabdi Muxumed
22. Deeqa Aw Muuse Rooble
23. Haweeya Cabdi Kaahin
24. Muna Mawliid Warsame
25. Safiya Cali Aw Axmed

Fiiro – gaar ah: Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee Gobol kasta, waxa uu noqonayaa Xoghayaha Guddida Ololaha ee isla Gobolkaa.

ALLAA MAHAD LEH
Muuse Biixi Cabdi

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post