Araweelo News Network
Hargeysa(ANN)-Hoggaamiyayaha Xisbiga KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay mawqifka Xisbul-xaakimka ee xaalada dalka. kaddib kulan ay maanta yeesheen Hoggaamiyayaasha Sadexda Xisbi oo la doonayay in mawqif midaysan laga yeesho xaalada abaarta ee sii xumaanay iyo qaabkii looga gudbi lahaa arrimaha ku gadaaman doorashada hore loo qorsheeyay March 2017.
Halkan ka Daawo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi oo warbaahinta la hadlay markii ay kasoo baxeen kulankaa oo ahaa mid albaabada loo xidhay.