X
    Categories: Warar

Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa Oo Ka Hadlay Munaasibada Dafcadii 17aad Ee Ardayda Ka Qalin-jebisay Jaamacadda

Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa, Dr. Maxamuud Yuusuf Muuse Araweelo News Network 13 Sep 2020.

Araweelo News Network

 

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa, (Hargeisa University) Dr. Maxamuud Yuusuf Muuse, ayaa ka hadlay Munaasibad loo qabtay Dafcadii 17aad ee Arday dhamaystay Waxbarashadda Jaamacadda Hargeysa.

Munaasibad loo qabtay Ardaydaa oo maanta lagu qabtay guddaha Jaamacadda, waxa ka qaybagalay, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI, Xirsi Cali Xaaji Xasan, Guddoomiye ku xigeenka labaad ee KULMIYE, Axmed Cabdi Dheere, Wasiiradda Waxbarashadda, xildhibaano, masuuliyiin kale iyo marti-sharaf ka qaybgalay munaasibadaa.

Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa, Dr. Maxamuud Yuusuf Muuse oo khudbad ka jeediyay munaasibada Halkan ka Daawo.

 

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post