X
    Categories: Warar

Guddoomiyaha Guurtida Oo Magcaabay Xoghayaha Golahaa

Hargeysa(ANN)Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa magcaabay Jagada Xoghayaha Golaha Guurtida oo uu baneeyay Xoghayihii hore ee golahaa Cabdullaahi Dheere oo loo magcaabay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland.

Guddoomiyaha ayaa xilkaa u magcaabay Cabdinaasir Aadan Beegal oo muda dheer kasoo shaqaynayay golaha Guurtida, wuxuuna Guddoomiye Saleebaan qoraalka magacaabista Xoghayaha galaha guurtida ku tilmaamay inuu yahay masuulka uu u magcaabay mid waaya aragnimo iyo khibrad u leh hawsha Xoghayaha golaha ee loo magacaabay oo muda dheer uu kasoo shaqaynayay.

Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

WhatsApp + 252 63 442 5380
Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, a platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post