X
    Categories: Warar

Guddoomiyaha Guurtida Oo Ka Hadlay Arrinta Suldaan Wabar

Hargeysa(ANN)Gudoomiyaha Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland Saleebaan Maxamud Aadan ayaa Maanta ka Sheegay in aanay ka daba tagayn Suldaanka ka goostay Somaliland eek u dhuumalaysanaya Buuraleyda Xadka u dhexeeya Somaliland iyo Ethiopia ee dhinaca galbeed.
Guddoomiye Saleebaan, wuxuu sheegay in Saldaan Wabar yahay nin Fidnoobay oo Irdhoobay, isla markaana wuxuu cadeeyay in aanay Suldaankaa Kaymaha kagga daba tegeyn.

Halkan Ka Daawo Riix.
Araweelo News Network

Somaliland Office

info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380
Related Post