Araweelo News Network
Hargeysa(ANN)-Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Maxamed Cabdi Ibraahin (Dhoobbaale) oo kulan la yeeshay Maanta Ganacsatada Jaadka, ayaa ka hadlayay kulanka.
Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland, wuxuu sheegay in kulanka ay la qaateen Ganacsatada Jaadka uu ahaa mid mid ujeedadiisu ahayd in iyadoo laga duulayo go’aankii Madaxweynuhu soo saaray in isku bedelka Shilling Somaliland iyo Dollarka laysla ogaado, isagoo sheegay in Shilling Somaliland iyo Dollarka uu Yahay Gacanta Hore 6800, Halka Dollar, Halka Gacanta Danbena lagu Kala Iibsanayo 7000 oo Somaliland Shilling ah.
Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland oo arrimahaa ka hadlaya.