X
    Categories: Warar

Guddiga Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland Oo La Shaaciyay

Baarlamaanka cusub ee dowlad gobolleedka Puntland oo la dhaariyo

Garoowe(ANN)-Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee Baarlamaanka maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland Xuseen Yaasiin Xaaji Diiriye, ayaa ku dhawaaqay Xubnaha Guddiga Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Puntland, taas oo loo qorsheeyay in 8 January 2019, ay ka qabsoonto doorashada madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Garoowe.

Guddoomiyaha ku-meel-gaadhka ah ee Baarlamaanka cusub ee dowlad gobolleedka Puntland, ayaa markii la dhaariyay 66 xildhibaan oo lasoo xulay, wuxuu magcaabay Sideed Xildhibaan oo loo xulay inay ka shaqeeyaan Doorashada guddoonka golahaa.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post