X

Guddida Doorashooyinka Somaliland Oo Kulan Muhiim Ah Isugu Yeedhay Hay’addaha Dawladda Iyo Axsaabta Qaranka

Araweelo News Network.

Guddida Doorashooyinka Somaliland Oo Kulan Muhiim Ah Isugu Yeedhay Hay’addaha Dawladda Iyo Axsaabta Qaranka

Hargeysa(ANN)- Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland (NEC), ayaa Isugu yeedhay dhammaan Hay’addaha Qaranka Iyo Saraakiisha Xusbiyada si loo waafajiyo dhammaan xeerarka Iyo dastuurka dakka murrashaxiinta doonaya in ay u tartamaann Doorashooyinka Wakiillada Iyo deegaanka ee ka qabsoomaya 31 May 2021.

 

Kulankaa oo muhiim u ah arrimaha doorashooyinka la filayo in ay Somaliland ka qabsoomaan ee Gollayaasha Wakiillada iyo Deegaanka, isla markaana lagu hubinayo in murrashaxiintu buuxiyeen shuruudaha iyo xeerarka dalka, ayaa maanta ka qabsoomay xarunta guud ee guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland.

Guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland oo kulan muhiim ah la yeeshay hay’addaha dawladda ee shuruudaha xeerku ku waajibay murrashixiinta in ay soo maraan iyo axsaabta ay ka imanayaan murrashaxiinta u tartamay doorashooyinka gollayaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee doorashooyinka loo balamay 31 May 2021, Image File Araweelo News Network. 16 February 2021.

Kulankaa oo ay soo qaban-qaabiyeen Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland, (NEC),waxaana ka qaybgalay xubnaha iyo Saraakiisha Komiishanka Doorashooyinka Qaranka, ee NEC), Saraakiil ka socday Saddexda Xisbi Qaran(KULMIYE, UCID iyo WADDANI), Wasaaraddaha, Waxbrashada, Guddida Tacliinta Sare, Wasaaradda Maaliyadda, Wasaaradda Caafimaadka, Xeer-Ilaalinta guud ee Qaranka iyo Hay’adda Shaqaalaha Dawladda.

A

 

 

Guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland oo kulan muhiim ah la yeeshay hay’addaha dawladda ee shuruudaha xeerku ku waajibay murrashixiinta in ay soo maraan iyo axsaabta ay ka imanayaan murrashaxiinta u tartamay doorashooyinka gollayaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee doorashooyinka loo balamay 31 May 2021, Image File Araweelo News Network. 16 February 2021.

Akhri: Somaliland: Guddida Doorashooyinka Oo Kala Diray Hawlwadeenada, Gaadiidka Iyo Agabka Kaadh Bedelka

U-jeeddada kulanka ee la xidhiidha arrimaha doorashooyinka, ayaa lagaga hadlayay sidii murrashaxiinta loo soo xulayo inay ka qaybgalaan tartanka Doorashooyinka Deegaanka iyo Wakiilada loo dardar-gelin lahaa, isla markaana loo hubin lahaa in dhammaan Murrashixiintu ay buuxiyeen Shuruudaha ku cad ee uu qeexay xeerka, isla markaana uu waajibiyay Xeerka guud ee doorashooyinka iyo Diiwaangelinta Codbixiyayaasha ee ku taariikhaysan, 91/2020 iyo Dastuurka jamhuuriyadda Somaliland.

Guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland oo kulan muhiim ah la yeeshay hay’addaha dawladda ee shuruudaha xeerku ku waajibay murrashixiinta in ay soo maraan iyo axsaabta ay ka imanayaan murrashaxiinta u tartamay doorashooyinka gollayaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee doorashooyinka loo balamay 31 May 2021, Image File Araweelo News Network. 16 February 2021.

Guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland oo kulan muhiim ah la yeeshay hay’addaha dawladda ee shuruudaha xeerku ku waajibay murrashixiinta in ay soo maraan iyo axsaabta ay ka imanayaan murrashaxiinta u tartamay doorashooyinka gollayaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee doorashooyinka loo balamay 31 May 2021, Image File Araweelo News Network. 16 February 2021.

Ka qaybgalayaasha ka socday laamaha iyo hay’addaha kala duwan ee Dawladda ayaa doorar kala duwan ku leh bixinta Waraaqaha caddaynaya shuruudaha buuxintooda ee Xeerku ku waajibiyey murrashixiinta sida shahaadooyinka waxbarashadda, cashuur-bixinta, deebaajiga, dambi-la’aanta, shaqo ka-tegista shaqaallaha dawladda, warqadaha caafimaadka iyo dhammaan wixii waraaqo iyo dukumentiyo ee looga baahan yahay murrashaxiinta doonaya inay ka qaygalaan tartanka doorashooyina gollayaasha Wakiillada iyo Deegaanka.

Halkan Ka Dhegeyso  Fariinta Wacyigelinta Kommishanka Doorashooyinka Somaliland

Guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland oo kulan muhiim ah la yeeshay hay’addaha dawladda ee shuruudaha xeerku ku waajibay murrashixiinta in ay soo maraan iyo axsaabta ay ka imanayaan murrashaxiinta u tartamay doorashooyinka gollayaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee doorashooyinka loo balamay 31 May 2021, Image File Araweelo News Network. 16 February 2021.

Dood dheer iyo fahamsiin lagu naaqishay dhammaan arrrimahaa waxay dhinacyada kulanka ka qaybgalay si qoto-dheer isula eegeen sidii Xisbiyada, Hay’addaha kala duwan ee dawladda iyo guddida doorashooyinka qaranka Somaliland u hubin lahayeen fulinta Xeer Lr. 91/2020 iyo dhaqan-gelinta qoddobada xeerka sida shuruudaha ku xidhan murrashixiinta isku taagi doona Doorashooyinka inagu soo foolka leh, waxayna dhammaantood balan qaadeen in ay fulinayaan qawaaniinta iyo xeerarka dalka ee ku waajibay tartamayaasha doonaya in ay ka qaybgalaan doorashooyinka 31 May 2021..

Guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland oo kulan muhiim ah la yeeshay hay’addaha dawladda ee shuruudaha xeerku ku waajibay murrashixiinta in ay soo maraan iyo axsaabta ay ka imanayaan murrashaxiinta u tartamay doorashooyinka gollayaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee doorashooyinka loo balamay 31 May 2021, Image File Araweelo News Network. 16 February 2021.

Guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland oo kulan muhiim ah la yeeshay hay’addaha dawladda ee shuruudaha xeerku ku waajibay murrashixiinta in ay soo maraan iyo axsaabta ay ka imanayaan murrashaxiinta u tartamay doorashooyinka gollayaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee doorashooyinka loo balamay 31 May 2021, Image File Araweelo News Network. 16 February 2021.

Guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland oo kulan muhiim ah la yeeshay hay’addaha dawladda ee shuruudaha xeerku ku waajibay murrashixiinta in ay soo maraan iyo axsaabta ay ka imanayaan murrashaxiinta u tartamay doorashooyinka gollayaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee doorashooyinka loo balamay 31 May 2021, Image File Araweelo News Network. 16 February 2021.

 

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post