X

Goob Jooge Ka Badbaaday Xasuuqii Garabcase Halyeeyadii Ciidankii Soomaaliya Dagaalkii 1977

Araweelo News Network.

Goob Jooge Ka Badbaaday Xasuuqii Garabcase Halyeeyadii Ciidankii Soomaaliya Dagaalkii 1977 Qaybtii Labaad
Hargeysa(ANN)-Caydiid Jaamac Xirsi oo ka mid ahaa halyeeyadii Ciidankii dawladdii Soomaaliyeed ee safka hore ee dagaalka 1977, dhexmaray Somalia iyo Ethiopia, wuxuu ka badbaaday Liiska 82 loo xulay in ay ahaayeen geesiyaal laga soo ururiyay ciidanka, iyadoo loo sheegay in la abaalmarinayo, balse waxay abaalmarintii noqotay in si waxashnimo ah loogu xasuuqo deegaanka Garabcase ee Jigjiga.

Qaybtii Labaad ee Waraysigaa oo ahayd dhacdo xannuun baddan halkan ka Daawo.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us Twitter@Araweelonews

Facebook@AraweeloNews

instagram@araweelonews

tiktok.com/@araweelonews

 araweelonews.tumblr.com

@araweelonews /

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post