X
    Categories: Warar

Dunida Islaamka Oo Lagaga Dhawaaqay Bilashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan

Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)Caalamka Islaamka ayaa caawa oo Isniin ah lagaga dhawaaqay inta badan inay bilatay bisha barakaysan ee Ramadaan 1437 Hijriya oo ku beegan taariikhda Miilaadiga 6 Jun 2016
Dalal baddan oo dunida Islaamka ah, ayaa la shaaciyay caawa in ay tahay bilawga bisha Barakaysan ee Ramadaan, iyadoo meelaha laga arkay bilashada bisha ay dhulka Soomaalidu degto ka kid tahay.
Hoggaamiyayaasha Dalalka Islaamka, ayaa shacbigooda ugu bushaareeyay bisha Ramadaan, Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi ayaa ugu hanbalyeeyay shacbiga Somaliland Bisha Barakaysan ee Ramadaan.

Hoggoomiyaha Dawlada Britain oo ah Kristian, ayaa Muslimiinta dalkiisa ugu bushaareeyay curashada bisha barakaysan ee Ramadaan, wuxuuna u rajeeyay guul.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post