Araweelo News Network
Hargeysa(ANN)-Dr. Xuseen Cabdullaahi Bulxan, ayaa si kulul u dhaliilay dhawaaq kasoo yeedhay Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo la xidhiidhay aqoonsiga Somaliland.
Dr. Xuseen Cabdullaahi Bulxan wuxuu sheegay in Samatar uu muddo dheer hormood u ahaa Dadka aqoonsiga Somaliland kasoo hor Jeeday.
Halkan Ka Daawo Dr. Bulxan oo Ka hadlaya Arrimahaa Iyo kuwo kale.