X

Dr. Aadan Yuusuf Abokor Taariikhdii Iyo Doorkiisii Halganka Yagleelidii Kooxdii UFFO

Dr Aadan Yuusuf Abokor

Araweelo News Network.

ย 

Hargeysa(ANN)-Dr. Cismaan Cabdi Maygaag oo ka mid ahaa halyeeyadii bud-dhiga u ahaa aasaaskii kooxdii UFFO, isla markaana aqoon dheer u lahaa Maruuxm Dr.Aadan Yuusuf Abokor oo ay labadooduba ka tirsanaayeen dhalinyadii aqoonyahanka ahaa ee taliskii siyaad Barre xabsiga dhigay, kaddib markii ay aasaaseen UFFO, ayaa ka hadlay Taariikhda Marxuum Dr. Aadan Yuusuf Abokor.

AKHRI: Halgamaa Aadan Yuusuf Abokor:ย  Mid Ka Mid Ah Haldoorkii Bulshada Oo Hargeysa Loogu Sameeyay Aas Qaran

Dr. Cismaan Maygaag, wuxuu ka sheekeeyay maraxalidihii noloshii marxuumka dhalashadiisii, waxbarashadii ilaa heer jaamacadeed, halkii ay ku kulmeen markii u horraysay iyo sidii ay halganka u wada bilaabeen ee u yagleeleen Ururkii ay xabsiga ku mutaysteen ee UFFO.

Dr. Cismaan, wuxuu arrimahaa kaga hadlay waraysi uu taariikhada marxuum Dr. Aadan Yuusuf Obokor kaga hadlay oo uu la yeeshay Telefishanka SAAB ee Somaliland oo xaruntiisu tahay Magaalada Hargeysa.

Halkan Ka Daawo.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post