Sidaana waxa maanta ka dhawaajiyay guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Cabduqaadir Iimàn oo xafiiskiisa saxaafada kula had lay, wuxuna arrintaa sabab uga dhigay mid la xidhiidha dhinaca farsamadda.
Labada Xisbi mucaarad we Somaliland UCID I yo WADDANI, ayaa soon dhoweeyay qorshaha dhawàaqa komisanka, balse waxay walaac ka muujiyeen gollaha guurtida too sheegeen inay muddo kordhin aan loo baahnayn qorshaynaàn.
Wixii kasoo kordha Kayla soco Araweelonews.com