X

Doorashada Maraykanka Sida Loogu Kala Guulaystay Codadka Gobollada Ee Electoral College

Trump, and Hope Hicks

#Araweelo_News_Network

Washington (ANN)-Madaxweynihii hore ee MaraykankaTrump ayaa ku guulaystay doorashada Salaasadii ka dhacday Marayanka, natiijada la xaqiijiyey ayaa sheegaysa inuu haysto 277 oo ah ergada codaynta ama Electoral College, halka Kamala Harris ay illaa hadda ku guuleysatay 224. Trump ayaa u baahnaa 270 si uu noqdo madaxweyne.

Khariiradan ayaa tilmaamay tirada gobol walba ee Electoral College iyo sida loogu kala guulaystay doorashada 2024.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, a platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post