X
    Categories: Warar

Djibouti Oo Si Weyn Looga Xusayo 42-Guuradii Kasoo Wareegtay Markii Ay Xoriyada Ka Qaadatay Gumaysigii Faransiiska Toos U Daawo Xafladaa

Xuska Xoriyada Djibouti

Djibouti(ANN)-Munaasibad si weyn loo agaasimay oo lagu xusayo sannad-guuradii 42aad ee kasoo wareegtay markii Dalka Djibouti xoriyadiisa ka qaatay gumaysigii Faransiiska 27 Jun 1977, ayaa ka socota Caasimadaa dalkaa ee Djibouti,

Munaasibadaa oo ay kasoo qaybgaleen madaxda qaranka, Madaxweyne  Ismaaciil Cumar Geelle , Marwadiisa, Khadra Maxamuud Xayd, Ra’iisul wasaaraha dalkaa, Masuuliyiinta  kale ee xukuumadda dalkaa , Dublamaasiyiin iyo boqolaal shacab ah oo  muujinaya farxada dareenkooda iyo qiimaha ay maalintan u leedahay oo ka  socota Guriga Ummadda

Halkan  si toos ah uga Daawo.

https://www.youtube.com/watch?v=0jMPFnW0vtM

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post