Dhegeyso Waxyaabaha Lagaga Hadlay Kulan Albaabada Loo Xidhay Oo Madaxweynaha Somaliland La Yeeshay Safiirka Turkiga
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa maanta Nov 8 2014 xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Ambassador Olgan Bekar oo booqasho ku yimi Somaliland.
Madaxweyne Siilaanyo oo ay weheliyaan xubno ka mid ah golihiisa wasiirada, ayaa la kulmay Safiirka Turkiga iyo wefdiga uu hogaaminayay. Kulankaa oo ahaa mid aanay saxaafadu goob joog ka ahayn, balse markii uu dhamaaday kulanku, waxa saxaafada wadajir ula hadlay Safiirka Turkiga ee Somaliland iyo Somalia Ambassador Olgan Bekar iyo Wasiirka Arrimaha Debeda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis.
Halkan Ka Dhegeyso codka masuuliyiintaa oo sharaxaad ka bixnaya ujeedada waxybaaha ay ka wada hadleen.
admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include:
- Human rights
- Politics and security
- Democracy and good governance
He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage.
Contact Information:
-Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com
- Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380
Twitter fallow us @Araweelonews
Falow us Facebook:
[@Araweelonews
)