X
    Categories: Warar

Dhegeyso Prof.Galaydh Oo Ka Hadlay Mawqifkiisa Siyaasadeed Ee Ku Waajahan Somaliland Iyo Puntland

Washinton(ANN)Prof. Cali Khaliif Galaydh oo sheegta Horjoogaha Kooxda Khaatumo, ayaa ka hadlay mawqifkiisa siyaasadeed ee ka waajahan Somaliland iyo Maamul goboleedka Puntland, wuxuuna si cad u sheegay in aanay weligood Laascaanood noqonayn Puntland, balse ay tahay Somaliland, isla markaana aanay siyaasadiisu ahayn in Laascaanood laga xumo Garoowe.
Prof. Galaydh oo Waraysi dhinacyo baddan taabanaya siiyay Idaacada Maraykanka ee VOA Barnaamijkeeda Wicitaanka Dhegeysiga, isagoo ku sugan Cariga Maraykanka, wuxuu Waraysigaasi u dhacay sidan.
Riix Halkan Dhegeyso
Araweelo News Network
Somaliland Office
ifo@araweelonews.com

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post