X
    Categories: Warar

Dawlada Germany Oo Heshiis La Saxeexatay Xukuumadda Somaliland

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wefti balaadhan oo ka socda Baanka Horumarinta dawlada Germany u qaabilsan Afrika ee (KFW), kaas oo Somaliland ka caawin doona saddex qaybood oo noqon doona Biyaha Hargeysa, Nadaafada Caasimada Hargeysa iyo Biyo celinta iyo Caro celinta Beeraha.

 

 

Xubnha wefdiga dawlada Germany, waxa kulanka ay la yeesheen Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ku weheliyay Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiirka Maaliyada, Wasiirka Beeraha, Wasiirka Deegaanka, wasiiru-dawlaha Madaxtooyada, Maayarka Caasimada, Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha.
Waxay labada dhinac ee Dawladda Somaliland iyo wefdiga dawlada Germany markaa kadib kala saxeexdeen heshiis la xidhiidha mashaariicdaa oo ku waajahan kheyraadka Biyaha, Beeraha iyo nadaafadda caasimadda Hergsya.

 

Halkan Riix warkaa oo dhamaystiran iyo heshiiska la kala saxeexday ee Dawlada Somaliland iyo Germany Riix.

 

 

 

 

 

 

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380
Related Post