X
    Categories: Warar

Dar-daarankii Iyo Difaacii Dhawaaqa Mucaaradka Ee Wasiirka Waxbarashadda Iyo Sayniska Somaliland

wasiirka wasaaradda waxbarshada iyo Sayniska Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) Araweelo News Network 13 Sep 2020.

Araweelo News Network

 

Hargyesa(ANN)-Wasiirka wasaaradda waxbarshada iyo Sayniska ee Somaliland, Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), oo hadal ka jeediyay dafcaddii 17aad ee Arday ka qalin-jebisay Jaamacadda Hargeysa, ayaa ka hadlay dedaalka Waxbarashadda ee Xukuumadda iyo qorshayaasha soo socda ee lagu horrumarinayo Waxbarashadda.

Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), oo ka hadlay munaasibada loo qabtay Ardaydaa, wuxuuna sheegay in wasaaraddu hayso qorshayaal badan, isla markaana loo baahanyahay in waaqac ah loo qiimeeyo dedaalka ee aan laga eegin dhinac keliya, isagoo ugu baaqay Ardayda in aannay ku dhega-barjoobin dhalillaha mucaaradka.

Sidoo kale, wuxuu dar-daaran usoo jeediyay Waalidiinta, Ardayda loo qabtay munaasibadaa iyo kuwa kusoo jira dariiqa.

Halkan Ka Daawo Hadalka Wasiirka oo dhamaystiran.

 

 

READ: Somaliland Oo Markii U Horraysay Kharashka Imtixaanaadka Shahaadiga Ah Ee 2019/2020 Dusha U Ridatay

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post